Golaha dhaqanka, ganacsato, iyo siyaasiyiinta beesha Habar Gidir oo kulan la qaatay wafti uu hogaaminayo Islaan Bashiir iyo Gud. Warsame.

Wadaagsan LLC Company (WSC) is an indigenous investment company jointly owned by business leaders and professionals which represents a strong shareholder base with expertise and capabilities in the construction and infrastructure development industry and in the marine and shipping services. The corporate headquarter is situated at Galkacayo, Puntland, Somalia.

Kulan wax wada qabsi nabadeed iyo mid ganacsi ayaa dhex maray wafti uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile, Gud. Shirkadda Wadaagsan ee Dakadda Garacad Warsame Axmed Shido, iyo xubno ka tirsan boorka Dakadda Garacad oo daraf ah iyo golaha dhaqanka, ganacsato iyo siyaasiyiinta beesha Habar Gidir. Shirkan ayaa si wanaagsan ugu qabsoomay magaalada Muqdisho taariikhdu markay ahayd 19 January, 2019.

PROJECT PARTNERS

The state-of-the-art facilities and infrastructure at Garacad Sea Port will be the result of extensive contribution from some of the best consultants in the business from across the world.

Explore



  • Amal Plaza Building, Floor 3
  • Suite 121 – 122, Galkayo, Mudug
  • Puntland, Somalia.

  • Phone:+252907796097,
  •              +252907791996,
  •              +252907795540
  • Email: info@garacadseaport.com