islaan bashiir iyo gudiga dekada oo la gudoonsiiyey Faras

Wadaagsan LLC Company (WSC) is an indigenous investment company jointly owned by business leaders and professionals which represents a strong shareholder base with expertise and capabilities in the construction and infrastructure development industry and in the marine and shipping services. The corporate headquarter is situated at Galkacayo, Puntland, Somalia.

wafti balaaran oo ka kooban gudiga shirkada wadaagsan iyo islaan bashiir islaan cabdille ayaa kulan la qaatay beesha murursade, waftigan ayaa waxaan loo sameeyey soodhawayn aad u wayn, golaha dhaqanka, siyaayitiinta, iyo ganacsatada beesha murursade, ayaa waftiga hadiyad u gudoonsiiyey faras, ay ugu magacdareen faraskii caanka ahaa ee Xiin-faniin, waxay sifoo kale waxgaraka beesha murursade hambalyo iyo bogaadin u soo jeediyeen dugida wadaagsan ee ku howlan dhismaha dekada garacad, oo ah mid soomaaliyeed wada leedahay, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay ka qayb qaataan dhismaha dekada garacad.

kulankan wuxuu ka dhacay magaalada muqdisho taariikhdu markay ahayd 14-january-2019

PROJECT PARTNERS

The state-of-the-art facilities and infrastructure at Garacad Sea Port will be the result of extensive contribution from some of the best consultants in the business from across the world.

Explore



  • Amal Plaza Building, Floor 3
  • Suite 121 – 122, Galkayo, Mudug
  • Puntland, Somalia.

  • Phone:+252907796097,
  •              +252907791996,
  •              +252907795540
  • Email: info@garacadseaport.com