golaha dhaqanka beesha mudulood iyo wadaagsan oo kulan ku yeeshay muqdhisho

Wadaagsan LLC Company (WSC) is an indigenous investment company jointly owned by business leaders and professionals which represents a strong shareholder base with expertise and capabilities in the construction and infrastructure development industry and in the marine and shipping services. The corporate headquarter is situated at Galkacayo, Puntland, Somalia.

golaha dhaqanka, ganacsatada iyo siyaasiyiinta beesha mudulood ayaa kulan la qaatay wafti ka kooban islaan bashiir iyo gudiga wadaagsan, masuuliyiinta iyo dhaqanka beesha mudulood ayaa si wanaagsan u soo dhawaysay waftigan waxayna wax lagu farxo ku tilmaameen dhismaha dekada garacad oo ay si fiican ula socdaan meeshay maryso waxayna sheegeen inay deked soomaaliyeed tahay oo ay diyaar u yihiin inay ka mid noqdaan dadka maalgashanaya.

kulankan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho taariikhdu markay ahayd 12-January-2019

PROJECT PARTNERS

The state-of-the-art facilities and infrastructure at Garacad Sea Port will be the result of extensive contribution from some of the best consultants in the business from across the world.

Explore



  • Amal Plaza Building, Floor 3
  • Suite 121 – 122, Galkayo, Mudug
  • Puntland, Somalia.

  • Phone:+252907796097,
  •              +252907791996,
  •              +252907795540
  • Email: info@garacadseaport.com