Beesha dir oo kulan la qaatay gudiga dekada Garacad iyo islaan bashiir islaan cabdille

Wadaagsan LLC Company (WSC) is an indigenous investment company jointly owned by business leaders and professionals which represents a strong shareholder base with expertise and capabilities in the construction and infrastructure development industry and in the marine and shipping services. The corporate headquarter is situated at Galkacayo, Puntland, Somalia.

beesha dir ayaa kulan soo dhawayn ah u sameeysay gudiga dekada Garacad iyo islaan bashiir islaan cabdille oo ku sugnaa magaalada muqdisho, kulankan oo ay ka soo qayb galeen waxgaradka, aqoonyahanka, iyo siyaasiyiinta beesha dir ayaa looga wada hadlay arima badan oo ay ugu horayso sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen dhismaha dekada garacad beesha dir, kulankan ayaa ku soo dhamaaday is afgarad,

kulankan ayaa dhacay markay taariikhdu ahayd 22-January-2019

PROJECT PARTNERS

The state-of-the-art facilities and infrastructure at Garacad Sea Port will be the result of extensive contribution from some of the best consultants in the business from across the world.

Explore



  • Amal Plaza Building, Floor 3
  • Suite 121 – 122, Galkayo, Mudug
  • Puntland, Somalia.

  • Phone:+252907796097,
  •              +252907791996,
  •              +252907795540
  • Email: info@garacadseaport.com