kulankii islaan bashiir iyo gudiga wadaagsan ay la yeesheen golaha dhaqanka, ganacsatada, iyo siyaasiyiinta beesha habar gidir 16-january 2019


kulan wax wada qabsi nabdeed iyo mid ganacsi oo dhex maray wafti uu hogaaminayo islaan bashiir islaan cabdile, gud. Dekada Warsame Axmed Shido, iyo xubno ka tirsan borka Dekadda Garacad ayaa dhex maray golaha dhaqanka, ganacsato iyo siyaasiyiinta beesha habar gidir shirkan ayaa siwanaagsan ugu qabsoomay magaalada muqdisho taariikhdu markay ahayd 19-january-2019

kulan dhex maray Farmaajo iyo gudiga Dekada Garacad

Kulan looga hadkayey howlaha dekada Garacad ayaa dhex maray madaxwaynaha soomaliya Mudane maxamed c/laahi maxamed farmajo iyo wafti ka koban Islaan Bashiir iyo Xubno katirsan Borka wadaagsan kulankan ayaa ka dhacay magaalada muqdisho taariikhdu markay ahayd 10 January 2019

islaan bashiir iyo Gud. Warsame oo kulan la yeeshay Raysal wasaare khayre


kulan dhexmaray raysal wasaaraha dowlada Federalka somaliya Xasan cali khayre iyo islaan bashiir islaan cabdille iyo gudoomiyaha shirkada wadaagsan warsame Axmed shido, shirkan ayaa looga wada hadlay arimaha dekada garacad, wuxuuna ka dhacay magaalada muqdisho tariikhdu markay ahayd 16-january 2019