wargalin kusocota hantiilayaasha shirkada

wargalin kusocota hantiilayaasha shirkada

Waxaa dhamaan hantilayaasha shirkada wadaagsan iyo macaamisha ku wargalinaynaa inay marka hore ka raali ahaadaan xog la aanta howlaha socda ee shirkada, maadaama aan howl culus kujirney oo ay kamid tahay in xafiisyada shirkada loo raray xarun cusub oo shirkadu ku shaqeyn doonto hada kadib inshalaah, Hada wixi ka kadambeeya xariiradu waxay ahaanayaan sida hoos kuqoran:

NOfficeContact personTell&whatsappEmail
1Office of marketing and customer careAhmed SahalWtsp+252906791983info@garacadseaport.com
2Finance issuesM. abdi elmiWtsp+252907604576info@garacadseaport.com
3All board info and shares issuesAbdikadir sagaarWtsp+252907755879   Tell+252907795540info@garacadseaport.com

Prepared by:

Ahmed Sahal.

Head of Marketing office.

Project Details

  • This project is located in GARACAD, 700 KM from Mogadishu, and 920 KM from Bosaso and 1400KM from Berbera (coastal distance) and is the deepest port(-12M) .
  • The project covers an area of 84 square KM sanctioned by the government of Puntland.
  • The capacity of the port is calculated as 3,500,000 tons per year -which is much higher than demand.

Puntland Minister of Ports and Sea Transportation

Puntland Minister of Ports and Sea Transportation, Mr. Mohamed Abdi Osman (Manjiino) visits under construction Garacad Commercial and Fishing Port. Places visited include site of crusher and concrete batch plants and sea breakwater area.